Dowlada Somalia oo beenisay Warar ay qoreen wargeyso ka soo baxa dalka Kenya

Dowlada Somalia ayaa beenisay warar ay qoreen Wargeysyada dalka Kenya oo sheegayey inuu sababay dameer shilkii diyaaraddii xamuulka aheyd oo 14-kii bishan ku bur-burtay garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyne Maareeyaha hay’adda duulista rayidka ah ee Soomaaliya Axmed Macallin Xasan ayaa been aan waxba ka jirin ku sifeeyey in shilka diyaaradda uu sabab … Continue reading Dowlada Somalia oo beenisay Warar ay qoreen wargeyso ka soo baxa dalka Kenya